Dowladaha Itoobiya & Imaaraadka oo kala saxiixday heshiis iskaashi Milateri (Sawirro)

Dawladaha Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta ayaa maanta kala saxiixday heshiis cusub, kaasoo ku saabsan sidii ay labada dawladood iskaga kaashan lahaayeen dhinacyada difaaca iyo mileteriga. Heshiiskan ayaa waxay ku kala saxiixdeen labada dawladood shirka bandhigga 16-aad ee diyaaradaha, kaasoo ka socda Magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka. Dowladda Itoobiya ayaa waxaa heshiiska u saxiixay Wasiirka Difaaca … Continue reading Dowladaha Itoobiya & Imaaraadka oo kala saxiixday heshiis iskaashi Milateri (Sawirro)